Hayada Al-manhal oo raashiin ka qeeybisay Garbahaareey

0
706

Koox ka  socdo hayada islamiga ah ee
almanhal oo fadhigeedu yahay muqdisho oo ka qaybisay degmada Garbahaareey  raashiin is kugu jiro bur, bariis,  iyo saliid waxayna u qaybisay dad aad u dhibaataysan.

Qeeybinta raashiin ka ayaa waxay u dhacday si wanaagsan iyadoo maamul ka degmada na kor kala socday. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here