Mohamed abdulahi farmaajo ayaa safar dhulka ah ku gaaray magaalada afgooye oo qiyaastii ujirta 30km magalada Mogadishu amniga magalada afgooye iyo watada isku xirta Mogadishu iyo afgooye ayaa aad loo atkeeyay ayadoo laxadiday isku socodka gadiidka iyo dadka ujeedka safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay ukoor galid xaalada dadka deeganka ah iyo inuu lashiro ciidamada joga afgooye si loo dardar galiyo dagaalkii uu iclaamiyay madaxweynaha iyo sidii afgooye looga dhigi lahaa goob ka caagan weerarada al shabaab ayadoo sidan ognahay marar badan ay weerareen alshabab magalada afgooye safarka madaxweynaha ayaa noqonaya kii labaad ee uu kutago degmoyinka dalka asagoo kii koobaad kutagay magalada baydhabo ee xarunta u ah gobalka baay