Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa xilkii looga xayuubiyay Taliyihii Nabad sugida Gobolka Baaniir iyadoona lamagacaabay Taliya Cusub.
Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in sababta ka danbeysa in xilka laga qaado Taliyihii hore ay tahay, kadib wada tashiyo ay si wadajira ay u sameeyeen Taliaha Hay’adda Nabad sugida C/laahi Sanbaloolshe iyo Madaxweyne Farmaajo, waxayna keentay in xilka lagaqaado Faran far, oo ahaa taliyiihii hore ee Nabad sugida G/Banaadir.
Taliyahaan lamagacaabay, ayaa lagu magacaabaa, Saadaq Cumar Xasa, wuxuuna ka soo jeeda Deegaanada Galmudug, gaar ahaan Magaalada Cadaado, waxa uuna Ninkaan horay uso noqday Taliyihii Hay’adda Nabad sugida ee Maamulka Galmudug.
Saraakiil lafilayay in Xilkaan loo magacaabo, ayaa gabi ahaanba halkaas ku waayay xilkii ay uhanqaltaagayeen,