Qarax hada kadhacay magalada mogdishu

0
1037

Qarax gaari oo ahaa kuwa raaxada ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay dhismaha xoogga Korontada ee degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Hay’adaha amniga ayaa sheegay in gaariga ay ka warhayeen ayna ku daba joogeen ka hor inta uusan qarxina ay gacanta ku dhigeen gaariga. Daawo sawirada Qaraxa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.