Madaxweynaha somaaliya oo codsanaya in canshuurta labadalo

0
985

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay badali doonto Erayga Canshuur hadii ay ogolaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana laga dhigi doono Qaaraan Qaran.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Markii la dhaho canshuur in ay xooggaa u egtahay in Bulshada xoog wax looga qaadanaayo.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta , waxaana uu tilmaamay hadii Shacabka aysan Canshuurta bixin in aysan dowladdu Shaqeyn karin.

Dowladdaha Caalamka ayuu sheegay in ay hormar ku gaareen Canshuurta ay bixiyeen Shacabkooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.