Fanaanka weyn ee raabka ILKACASE oo showgiisa la kansalay. Sababtu Waa maxay?

0
1244

Gudoomiyaha duqa Magaalada muqdisho ayaa sheegay inu kansalay waxuuna war galiyey dhamaan Reer muqdisho waxuuna yiri

Wargallin Reer Muqdisho

Fanaanka ahna walalakeey Ilkacase Qeys iyo tageerayashiisa waxaan ku wargalinayaa in showgiisa sabtiga ee Xamar aan Kansal-gareynay gabi ahaanba

Sababtu wax kale maaha waa bishii Barakeesneed ee Ramadaan oo fooda inagu so heeysa. Si xooga loo saaro “Kheyrka Alle na faray”.

Waase u xor wixii Ramadaanka ka danbeeya iyo dabaal-degga ciida insha’allaah xitta aniga imaan doona hadii suuragal ii noqoto, mase ahan balan qaad sax ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.