1500 oo askari ayaa maanta laga saaray magaalada mogdishu

0
1316

Taliska Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka saaray 1500 oo Askari oo ka mid Ciidanka Xoogga Soomaaliya kuwaas ku sugnaa Xarumaha Milatariga ee M/Muqdisho.
General C/llaahi Cali Caanood Ammaan-duulaha Ciidanka Soomaaliya ayaa la sheegay in uu hogaaminaayo Ciidanka waxaana la geeyay Saldhigga Balli-doogle ee Gobalka Shabeelaha Hoose.
Ciidanka la qaaday ayaa ubadan kuwii shalay gadoodka ka sameeyay Magaalada Muqdisho iyadoo dhinaca kale General Caanood uu ku dhaawaqay in ciidankaan ay ka mid noqon doonaan Howl-gal looga Soo horjeedo Al-shabaab oo dhawaan ka bilaaban doona Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.