Sawiro: Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Thabit Ab Habenimadi xalay ahayd ma uusan seexan Ila ay Ka seexdaan Shacabka uu masuulka ka yahay.

0
1022

Gudoomiye Thabit ayaa dareemay xanuunka haayo shacabka ku dhaqan magaalada muqdisho Oo daadadka ay ugu galeen guryahooda,
Waxuu bilaabay inu ogaado meelaha biyo xireenada u baaahan Iyo dadka sida at wax u saameeyen.
Waa gudoomiyahii ugu horeeyey oo sameeyo ficil noocaan oo kale ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.