Yaa qaatay masuulayadii qaraxii garoonka arena stadium Ee magalada Manchester?

0
429

Xalay ayaa qarax ismiidaamin ah ka dhacay garoon weyn Ee ku yaalo magalada Manchester Ee dalka Ingiriiska.
Qaraxaan ayaa ku dhintay 22 qof, Halka dhaawaca uu gaararo 59 qof.
Barta uu qaraxa uu ka dhacay ayaa aheed meel ay ka socotay mashxad Iyo mada Daalo, hal kaas oo ay isugu imaadeen boqolaal kun oo qof.

Booliska Iyo kooxaha gurmad ka ayaa isla markiiba gaaray goobta si ay ugu qeeb qaataan gurmad ka.
Qof ayaa ilaa hada laga shakisan yahay oo pooliska ay sheegeen laakiin sa dawlada ma rabto aqbaar buuxda iyadoon helin iney ka hordhacdo.

Koox diimeedka lamagac baxday ISIS ayaa sheegtay masuuliyada qaraxaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here