Ciidama amaanka oo maanta ku dilay nin Al-shabab kamid ahaa

0
904

Afhayeenka Gobolka Banaadir C/Fataax Cilmi Xalane ayaa Sheegay in ciidamada ammaanka Soomaaliya ay ku dileen Suuqa Bakaaraha shaqsi ka tirsan Maleeshiyada Al- Shabaab.

Afhayeenku oo la hadlay ayaa intaasi raaciyay in ninka Ciidamada amnigu dileen uu qof shacbi ah ku dilay suuqa, intaasi kadibna ay ciidamada dowladda ay ku guulaystaan in ay isna halkaasi ku dilaan si uusan dhibaato dambe ugu gaysan dadwaynaha suuqa ka dukaamaysanaya.

Arrinkaan ayaa ku soo beegmaya xilli uu magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda uu ka dhaqan galay howlgallo ay ku midaysan yihiin laamaha amniga oo lagu sugayo Xasilloonida Caasimadda,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.