WAR DAG AH : Diyaarad Ku bur burtay Madaarka Garbahaareey

0
548

Diyaarad ayaa lagu Soo Waramaya In  Goor dhow Ay ku burburtay Madaarka  diyaaradaha Magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta Garoonka Magalada .

Diyaaradaan ayaa waxaa la sheegay in ay aheyd Diyaarad yar oo ah nuuca ay isticmaalaan Hay’adaha Qaramada Midoobey.

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay diyaaradaasi Maanta Ku bur burtay magadaarka magalada garbarahaareey

Maalma Ka Hor Ayeey Heed Markii Madaarka Aadan Cade ee Magalada Muqisho ay Sidaas oo Diyaaradi Ay ugu burburtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here