Daawo 3 nin oo gaari Iyo mindi kulaayey dad rayid ah bartamaha london

0
451

www.7News.com.au

xalay fiidkii hore ayaa saddex nin oo ku hubeysan mindi Iyo gaari nooca loo yaqaano van ka Ee alaabaha lagu qaato ayaa dad rayid ah ku laayeen. 

Arintaan ayaa ah mid naxdin u keeneyso dadka Islam ah Ee ku dhaqan wadankaan Ingiriiska. 

Sababtaan ayaan wali Cadeen balse u muuqato iney tahay arin xag jirnimo.  

Isha ku haay waxii warbixin ah oo dambe.  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here