Sida Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Banaadir Stadium+DAAWO SAWIRRADA:

0
576

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo Iyo Ra,iisal Wasaraha soomaliye  ayaa Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Studium Madaxweyne ayaa  khudbad u jeedinaya kumanaan qof oo laga kala keenay 17 -da degmo ee gobolka Banaadir.

Waxaana Madaxweynaha iyo Ra,iisal Wasaraha Garoonka kusoo dhaweeyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Hoos Ka daawo Sawirrada 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here