Waxqabadka Dowlada Dunida Latartamayso.

0
644

Sidaan oganahay dhamanteen dalka waxuu gala isbadal dhab ah asagoo ka Anbqaadayo Halkudhiga #Nabad_Nolol . Xaqiiqdii arintaas way Dhabowda waxaana soodhaweyay Somali oo Idil dal joog , Baadiyo Joog Iyo Dibad Joog waa markii ogu horeysay ay Somali israacdo yeeshaan hal hadaf kaas oo ah “Dalkeena Aan Maamulno.” Maamulka wanaaga waxuu Horseed uyahay :
1) hishiis iyo Hogaan lagu kalsoonyahay.
2) Horumar Iyo Hamiyo Sare .
3) Daris wanag Iyo Dal Dhis..
4) Xasilooni Iyo Awood qaybsi
5) istacmaalka Awood Dowladnimo.
6) Hufnaan iyo Shaqo joogta Ah.
7) Isla xisaabtan Iyo Raali Ahaansho.
? Sinaan Iyo Cadaalad.
9) Midow Iyo Kudayasho.
10) midnimo Iyo Mowqif Wanagsan.
11) Danqasho Iyo Dhiiragalin.
12) Farxad Iyo Hilow.
Inta Aan kor Kusooxusay Way maimaada Dowlada madaxweyne farmajo Iyo Rw kheyre Waxaa ladhahaa Amaan waxaa kugu filan in cadowgaada kuu qirto . hada waxaa uqortay Dhamaan dowlad diidka ha ahaadaan Somali ama dadkale mana oranayo hebel iyo hebal .
Waxaa xusid iyo bogaadin mudan in Dowladan lagu amaano waxqabad muuqdo iyo kalsooni shacab ayadoo jirsan sanad bal kawarama haday sanad jirsato ama dhamaysato afartaan sano maxaa noo qabsoomi lahaa.?
Aniga Waxaan aaminsanahay In xaalada Isbadalayso Dalkana latartamo dowladaha hormaray waxsoosaar fican laimaado sanadkii kuna tashto awoodihiisa dabiiciga ah . waxaa astaan unoqonlahayd Afar Xudun Oo Aan kala Maqnaankarin Wadajir ushaqeeyo.

1) Qaran Iyo Qorsho Wanagsan.
2) Wadaniyad Iyo Walaltinimo.
3) Sinaan Iyo Cadaalad.
4) Ciribtir musuqmaasuq Iyo Hami sare.
Dowlad wanaga waa muraayad waxaa isku fiiriyo midxun Iyo fican kan xun markuu is arko wuubaqaa haduu baqo labo midbuu noqdaa :
1) Dabadhilif Dulmi jecel.
2) Mucaarad xiiqaysan.
Waxaa loga badbaadi karaa in laxiro ama dalka lagamusaafuriyo hadii bulshada lagu dhaxdaayo cudurkiisa ayaa faafaayo sida ufaafo cudurada dilaaga ah ee LA isaga qaado sifudud.
Haka Kan fcn jecelyahy Dowlada kana faaiidaysto awooda uu Alle siiyay ha ahaato mid aqoon ama maskax.
Dowlad wanaaga: Waa Miisaan isku dheelitiran haduu dhan uliico kan kale ayaa dulman.
Dowlad wanaga Waa Miro macaan .
Dowlad wanaga waa Nuur Ku shaqeyo Cadaalad iyo sidaan siday ogushaqeyan soolarada qoraxda.
Jiritaankaada Iyo Nolashaada Waa dowlad fadladn dowlad noqo kohor Intaadna dowlad helin.
W.Q. Cumar Sandheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here