Garbahaarreey Oo Laguwado Inlaga Furo Maktabada Ugu Weyn Soomaaliya.

0
484

Gudoomiya Gobalka Gedo jaalle Maxmamad Muxumad Maxamad “MMM” oo caawa ku wareejiey Maktabadda Dadwaynaha Garbaarey dhul-wayn ooy iyada leedahay.

Maktabadda waxaa xariga laga jari rabaa bilaha soo socdo, waxaana lagu wadaa Sanadkan gudihiisa in la geeyo 40 kun oo Buug ah. Taas oo ka dhigeeso Makatabadda Dadwayne ee ugu wayn Soomaaliya.

Gudoomiyaha oo kullan casho sharaf ah usameeyey howl-wadeenada Maktabadda iyo Aqoonyahanno Gobalka kasoo jeedo ayaa bogaadiyey howlaha ey guddiga qabteen, una cayimay guri ey maktabadda leedahay.

Humbaale News.

Humbaale12@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here