Maxaa ka soo baxay kullan ay Albaabada u xiran yahay oo Xildhibaanada Aqalka sare ku yeesheen Muqdisho?

0
588

Kullan Albaabada u xiran yahay oo ay lahaayeen Xildhibaanada Aqalka sare ayaa hadda la soo gabagabeeyay,waxaana kullanka inta badan diirada lagu saarayay Amniga Golaha xarunta.

Kulankii shalay ayaa lagu soo hadal qaaday in Amniga Xarunta uusan aheyn sidii loo baahnaa taas oo kentay in Maanta ay kulan deg edg ah ka yeeshaan.

Kulanka oo Saxaafada ay banaanka ka joogaan ayaa qeybtiisii hore waxa ay Xubnaha Aqalka Sare uga hadleen sidii loogu gurman lahaa dadka uu saameeyey fatahada Wabiga,iyaga oo 50 Kun oo Dollar.

Lama waxyaabaha kullanka ka soo baxay,balse Xildhibaanada Aqalka sare ayaa doonaya in loo helo Ciidamo AMISOM ah oo ilaaliya xaruntooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here