MUUQAAL:- MD Muuse Biixi oo ku Dhawaaqay Sii Daynta Niciima Qorane iyo Abwaan Qorane oo Xaqiijiyey Arrintan 

0
660

Aabaha Dhalay Niciima Axmed Qorane oo ah Gabadh in Mudo ah u Xidhan Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ugu Yeedhay Xarunta Madaxtooyada Somaliland una Sheegay inuu Sii Dayn Doono Gabadhiisa.

Abwaan Axmed Qorane oo ah Aabaha Dhalay Dhibane Niciima ayaa sheegay in Muuse ugu Danbayn u sheegay inuu Niciima Xoriyadeeda usoo Celin Doono Waxaana oo Hadalkan sheegay Qorane kadib Shir uu La Qaatay Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here