SAWIRO: MD Shariif Xasan oo qaabilay Wafdi ka socda DF & Arrimo muhiim oo ay ka wada hadleen

0
515

Wafdi ka socoda wasaaradda maaliyadda Dowladda fedaralka soomaaliya ayaa maanta soo gaarey Magalada Baydhabo ee Xarunta KMG Maamulka Koonfur Galbeed.

Wafdigan Baydhabo gaaray ayaa waxaa hogaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdullaahi Sheikh Cali (Qaloocow),waxana soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed.

Xubnah Qafdiga ayaa markii ay halkaasi tageen waxa ay xariga ka jareyn Wado laami ah oo dhexmarta Magalada Baydhabo taas oo gareysa ilaa 3km.

Wadfiga ayaa intaasi kadib waxa ay kulan gaar ah la qaateen Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan,waxa uuna uga mahad celiyey dhismaha laamiga ee Wadada dhexmarta Magaalada Baydhabo oo Gaadiid badan ay dhibaato ku qabeyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here