SAWIRRO:- Madaxweyne Axmed Madoobe oo la Kulmay Qalbi Dhagax & Hal arin oo uu ka Codsaday Itoobiya

0
562

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta Xabsiga uu ku xiranyahay ee magaalada Addis Ababa ku booqdey Cabdikariim sheikh Muuse Qalbidhagax.

Axmed Madoobe ayaa Dowlada Itoobiya kala hadley sidii uu dib xoriyadiisa ugu heli lahaa Qalbi dhagax.

Qalbidhagax oo katirsanaa ururka ONLF ayay Dowladda federaalka Soomaaliya 10 bilood kahor u gacan galisey dowlada Itoobiya.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku jooggay dalka Itoobiya, waxaana uu kulamo kala duwan la qaadanaayay Mas’uuliyiinta dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here