WAR CUSUB:-  Ethopia oo ku Dhuwaaqday War Halis ah oo ku saabsan Barbara,kana Farxisay Dolwda somalia

0
579

Dowlada Federaalka Ethiopia ayaa ku dhawaaqday in ay iskaga baxday hishiiskii Bebera kadib markay ku micnaysay mid aan socon doonin iyo qilaafka ka dhashay arinkaas.

Ethiopia ayaa tiri waan ka baxaynaa hishiiskaas umana muuqdo mid hirgali doona dhanka kale arimo xirirka dowladaha aan wanaajinaynin baa noo muuqdaa taas Badalkeedi waxay hishiis la galeen Jabuuti.

Hadalkaa Ethiopia ka soo yeeray ee ay kaga baxday hishiiskii Berbera ayaa ku soo adayo xili Ethiopia iyo jabuuti kala saxiixdeen hishiis dhanka ganacsiga oo ay jabuuti ugu furaysa marin dikaha ah Dalka Ethiopia.

Tilaabadaan ayaa ka dhigaysaa waji gabax hor leh oo Emaratka soo foodsaaray, Halka dowlad Soomaaliya u tahay guul siysaaded oo hor oo u soo korartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here