DAAWO:- Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo Soo Bandhigay Arin yaab leh oo ka Jirtay Xarunta Baarlamaanka ee Soomaliya ( MAXEY TAHAY)

0
632

Gudoomiyaha Cusub ee Golaha shacabka Barlamaanka Soomaaliya  Maxamed Mursal sheekh Maxamed ayaa maanta Xildhibaanada iyo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay arin dadkuba ogayn intooda badan.

Gudoomiyaha ayaa Wuxuu sheegay in Kulanka baarlamaanku markay soo daahaan Maalintii ay shaqeeyaan Hal-Saac,   . iyagoo Todobaadkii shaqeeyaa 3-Maalin, Taasi oo bishii oo dhan Noqonaysa inay shaqeeyaan 12-saac oo u dhiganta Bishii Hal-maalin.

Kana dhigan in Sanadkii oo dhan hadii ay shaqeeyaan iyagoo aan fasax qaadan 12-maalmood oo keliya inay shaqeeyaan , Wuxuuna Gudoomiye Mursal sheegay in wax badan arintaasi laga badli doono.

                                                HALKAN HOOSE KA DAAWo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here