AKHRISO: Madaxda Maamul Gobolleedyada oo eedeyn u jeediyay DF, taagerana u muujiyay Imaaraadka Carabta

0
554

Magaalada Baydabo maanta waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii u dhaxeeyay madaxweynayaasha Maamul Gobolleedyada dalka,kaasi oo mudo saddex cisho ah socday.

 

Madaxda Maamul Gobolleedyada ayaa shirkooda ka soo saaray Warmurtiyadeed kaga hadlayaan Xaaladda dalka Soomaaliya iyo Xiriirka Dowladda dhexe iyo Maamul Gobolleedyada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here