DAAWO:- Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo si adag uga hadlay dagaalka Puntland iyo Somaliland 

0
853

Maxamed Mursal Sheekh C.raxmaan Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay Dagaalka kasoo cusboonaaday deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

Guddoomiye Mursal ayaa ugu baaqay Maamuladda Somaliland & Puntland in ay si dag dag ah ku joojiyaan Dagaalka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here