AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

0
608

Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maanta uu baaqday Imtixaankii dugsiyada Sare ee shalay ka furmay Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka qaar.

“Dhamaan Kormeerayaasha iyo Ardayda Imtixaanka galaysa Waxaa la idinku war galinayaa In Imtixaanka maanta 20/05/2018
uu Baaqday/ aan la galeyn Roobaab ka da’aayo Gobolka Banaadir iyo gobolo Kale awadeed” ayaa lagu war kasoo baxay Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada Soomaaliya ayaa waxaa ka da’aya roobab Mahiigaan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here