Daawo:- Somaliland Oo Soo Bandhigtay Gawaari Iyo Maxabiis Ay Ka Qabsadeen Ciidanka Puntland Dagaalkii Tuka-raq

0
1088

Maamulka Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd soo bandhigeen sawirada qeyb ka mid ah baabuur iyo maxabiis ay sheegeen in ay ku qabsadeen dagaalkii saaka ee dhex maray Ciidamada Puntland & kuwa Somaliland Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

Halkan hoose ka daawo sawirrada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here