Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Nairobi (Ujeedka safarkiisa)

0
724

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Waxaa lagu waddaa in uu kulamo kala duwan la qaato Madaxda dalkaasi,islamarkaana uu kala hadlo arimo dhowr ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here