Nabadoon Faarax Nuure oo Caabudwaq ku geeriyoday

0
759

Inaalilahi Wa Inaa Ileyhi Raajicun

Allah u naxaristo Nabadoon Faarax Nabadoon Nuure Nabadoon Xuubey, Nabadoonki Guud ee Beelaha Reer Siyaad Xuseen (Mareexan) oo hada ku geeriyoday magalada Caabudwaq ee waqoyiga Gobolka Galgaduud.

Nabadoon Faarax Nuure aya caawa maqribki ku naf-baxay Caabudwaaq. Nabadoonka aya la wareegay Nabadoonimada sanadki 1958dii wuxuna haayay muddo 60sanno ah isaga oo kala wareegay aabihis Nabadoon Nuure Xuubey. Bahda Humbaale.com wexey alle ugaga baryeysa in uu jannada ka waraabiyo qabrigana u waasiciyo.

Taarikhda Nabadoonka dib ugala socda wararkeena dambe.

Humbaale News

Humbaale12@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here