Wariye Caan Ah Oo ku Gooriyooday Magaalada Londan 

0
584

Alleh ha u naxariistee waxaa goor dhaweyd cisbitaal ku yaala caasimada dalka Ingiriiska ee London ku geeriyoodey wariyihii caanka ahaa ee Maxamed Aadan Xirsi ( Terra )

 Wariyaha ayaa sanadihii ugu danbeeyey waxaa uu ka soo shaqeeyey warbaahinta soomaalida oo uu ka mid yahay Muuqaal baahiyaha Universal

Alleh ha u naxariistee Wariye Maxamed Terra ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey ku xanuusanaayey dalka Ingiriiska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here