DAAWO:- Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Ka Hadley Dagaalada Ceel Afweyn Iyo Tuka-raq 

0
615

Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta isaga oo ku sugan magaalada Borama waxaa uu ka hadley Colaada Ceel Afweyn waxaana uu ku baaqay in colaadaasi sida ugu dhakhsaha badan loo dhameeyo isla markaana labada reerood ba ay nabada qaataan.

Sidoo kale Daahir Riyaale ayaa ka Hadley dagaalka Tuka-raq waxaana uu ku baaqay in dagaalkaas la joojiyo labada dhinac-na ay nabaday qaataan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here