WARBIXIN:- Ku Dhawaad 20 Gabdhood oo lagu Kufsaday wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

0
561

Todobaadyaddii u dambeeyay waxaa qeyla dhaan Xoogan ay ka soo yeereysay dadka rakaabka ah ee ku safra wada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.

Dadkaa ayaa ka cabanayay dhac, kufsi, iyo dil ay mararka qaar rakaabka kula dhaqaaqaan kooxo hubeysan oo jidka u gala Gadiidka ay la socdaan.

Xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa horey dhowr jeer uga hadlay amni darida ka taagan jidka.

Guddigga Xuquuqul Insaanka ee baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay diwangeliyeen 19 gabdhood oo rakaab ah oo kufsi loo geystay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here