WARBIXIN:- Qaabkee Magaalada Muqdisho Looga Xusay Munaasabada 26-Ka June? (Maqal)

0
666

Muqdisho(Humbaale.com):- 58-sano guuradii kasoo wareegatay Gobanimadii Gobolada Waqooyi ayaa loo dabaal-degay,26-juun 1960 ayaa noqotay taariikh lama ilaawaan ah oo waa Markii ugu horeysay oo Calanka laga taago meel kamid ah Gayiga Somalida, neecaawda xornimadaadaas ayaana dib loo milicsaday.

Aqalka Dowlada Hoose ee Fiisha Guveyrno ayaa lagu maamuusay Maalinta Xoriyada Gobolada Waqooyi maanta oo kale ayey ka xuroobeyn Gumeystihii Ingiriiska,Madaxweynaha Dalka Madaxmed C/llaahi Farmaajo,Ra’iisul Wasaare Xasan, Cali Kheyre Xubno ka tirsan labada golle ee Dowlada dad waaya joog u soo ahaa halka gobadnimada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qeybgalay Munaasabadaasi.

Muuqaal muujinaya halkankii loo soo maray Xornimada ayaana madashaa lagu soo bandhigay kaa oo muujinayay xiligaa usoo ifay dadka Somalida.

Humbaale News

Humbaale12@gmail.com

Xafiiska Muqdisho

 HALKAM HOOSE KA DHAGEYSO WARBIXINTA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here