DAAWO:- Dowladda Itoobiya oo ka hadashay Siideynta Qalbi Dhagax & Doorka DFS ay ku laheed

0
566

Safiirka dowladda Itoobiya u joogga Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay sii deyntii Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi- Dhagax) oo dhawaan laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Itoobiya.

Safiirka waxaa uu sheegay in Qalbi Dhagax lagu sii daayay  codsi ka yimid dowladda Federaalka Soomaaliya oo horay u gacan galisay dowladda Itoobiya.

Sidoo kale  Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa fasiraad ka bixiyey hadal uu dhowaan Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ka jeediy.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here