DHAGEYSO:- Al-shabaab oo amar culus Dul dhigay shacabka Beledweyne & Maamulka oo jawaab adag ka bixiyay

0
567

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Ururka Al-Shabaab ay ammar ku soo rogeen Shacabka Magaaladaas, iyada oo arrintaasi uu ka jawaabay Maamulka Maamulka Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha Magaalada Baladweyne Maxamed Cusmaan Khalaafoow ayaa sheegay in si uusan u shaqeyn amarka Kooxda Al-Shabaab ay ayna dhankooda soo saareen amar ah in aan lala Macaamilin iyo in amarka ka soo baxay Al-Shabaab dadku aysan qaadan.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here