DAAWO: Puntland oo Ciidamo kale Geysay Jiida Dagaalka & Xiisad ka cusub Tuka-raq

0
667

Gudiga Difaaca Puntland ayaa Gobolka Sool kusoo dhoweeyay Ciidamo Cusub oo ka tirsan Puntland, Kuwaasi oo kamid Noqon doona Ciidamo Tiro badan oo mudooyinkii ugu dambeeyay Puntland gaysay Jiidaha dagaalka ee Gobolka Sool.

Masuuliyiin iyo Wasiiro ka tirsan Puntland ayaa sheegay inay Ciidankan ka Qayb geli doonaan Difaaca dhulka Puntland, Islamarkaana ay meesha ka saari doonaan  Somaliland, Waxayna sheegeen inaan la Joojin doonin dagaalka ilaa ay dib ugu Noqonayaan Halkii ay ka yimaadeen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here