MD Shariif Xasan “AMISOM way ku fashilantay isku furida wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab”

0
562

Waxa uu xusay in wadada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ay muhiim u tahay shacabka Koonfur Galbeed, dowladda federaalka Soomaaliya ayuu uu baaqay iney ka shaqeyso furista iyo nabadeynta wadadaasi, Sidoo kale waxa uu sheegay in dhibaatooyin badan ay ka jiraan wadada xiriira Afgooye iyo Baraawe iyo mida kale ee aada Kismaayo.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si cad u sheegay in Ciidamada AMISOM ay ku fashilmeen in ay furaan wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here