DAAWO: Wariye Cali Xaraare oo Falanqayn Ku sameeyay Xaalada Jig-jiga iyo Sababta Duulaanka loogu soo qaaday

0
839

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in korantada iyo biyaha ay dib ugu soo laabteen magaaladaasi, iyadoo   wefdi ka socda Fedaraalka Itoobiya ay tageen magaalada.

Hadaba Wariye Cali Xaraare ayaa Falan qayn ku sameeyay Xaalada magaalada Jigjiga,  Sababta ay ku timid Xaalada kasoo korodhay iyo Xogo cusub oo ku saabsan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here