AKHRISO:- Taliyaal Ciidan Oo Loo Xiray Musuq Maasuq (Ogow Sababta)

0
501

Gaashaanle  Dhaxe Cabdirisaaq Soomana Xuseen oo ahaa taliyaha Ciidanka  Boliska saldhiga degmada Wartanabadda iyo Alifle Cabdi Cumar Isaaq taliyaha Baarista Dambiyada Saldhiga  iyo Kormeera Labaada Cabdifitaax Maxamuud Cabdi oo ka tirsana Ciidamada saldhiga  degmada  ayaa lagu soo eedeeyay in  ay qaateen lacag laauush ah.

Kowda bishan aynu ku jirno ayaa Ciidamada Amniga soo xireen Eedeysanayaal  Gaashaanle  Dhaxe Cabdirisaaq Soomana Xuseen, taliyihii baaritsa Dambiyada  Alifle Cabdi Cumar Isaaq  iyo Cabdifitaax Maxamuud Cabdi  oo ka tirsanaa ciidamada saldhiga ayaa  lala xiriirinayaa qaadasho lacag laaluush ah, waxaana markii ay soo xireen Ciidamada Amniga eedeysanayaasha  kadib ku soo wareejiyeen xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here