DAAWO:- MD Farmaajo Oo Xilkii Ka Qaaday Garsoorayaal Kuwo Kalena Magacaabay

0
534

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka,  keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.

Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah:

  1. Garyaqaan Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe.
  2.  Garyaqaan Maxamed Cumar Axmed.
  3. Garyaqaan Cabdalle Macalin Maxamed.
  4. Garyaqaan Xaydar Barqash Abukor.
  5.  Garyaqaan Axmed Cali Muuse.

Madaxweynaha ayaa isla wareegtadan xilalkii Garsoorenimo  ee Maxkamadda Sare kaga qaaday xubnaha kala ah:

HALKAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here