Akhriso:-Imise Agaasime Ayaa Soo Martey Madaxtooyadakan iyo waqtigii Uu Xilka La Wareegay Madaxweyne Farmaajo?

0
532

tan iyo waqtigiii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo uu la wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Madaxtooyada Soomaaliya soo maretay Afar Agaasime,kuwaas oo siyaabo kala duwan xilalka looga qaaday.

Agaasimayaasha loo Magacaabay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa kala ah.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa yeelatay illaa Afar Agaasime tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo xilka la wareegay.

Agaasimihii ugu  horreeyay ayaa waxaa ahaa Cali Fiqi  isaga oo si KMG ah xilkaas loogu dhiibey.

Agaasimaha labaad ayaa waxaa loo Magacaabey  Abuukar Baalle

3-Agaasimaha saddexaad ayaa waxaa noqday  Fahad Yaasiin oo la aaminsan yahay in uu yahay Shaqsiga kala wada dowladda Soomaaliya.

Ugu dambeyn Agaasimaha Afaraad ayaa waxaa xalay Madaxtooyada Soomaaliya uu u  Magacaabay Madaxweyne Farmaajo Dr. Aamina Siciid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here