DAAWO:- Madaxwayne Farmaajo oo ka Warbixiyey Isbadelka Geeska Afrika

0
561

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Isbadallada gobolka Geeska Afrika iyo doorka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in hada Guulo la gaadhay Xiisadihii Jiray, Loona gudbayo Marxalwada wax wada Qabsiga Gobolka geeska Afrika,  Wuxuuna sheegay in Siyaasadda Arimaa debedda ee Soomaaliya ay ku dhisan tahay “Is ixtiraam, Tix gelin Madax banaanida dalkasta, iyo wax wada qabsi “.

HALKAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here