DAAWO: Maxaa kala Qabsaday Wariye Ka tirsan BBC iyo Siyaasi C/raxmaan Cshakuur

0
502

Siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Warsame oo siwayn u dhaliila Siyaasadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Su’aalo  kala duwan waxaa hordhigay Wariye ka tirsan Idaacadda BBC-Somali.

Wuxuu walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya haatan ay ku jirto, Wuxuuna dhaliilay  Dawladda Soomaaliya, Wuxuuna sidoo kale waxaa uu ka hadlay Xisbigiisa iyo Qorshaha Doorashada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here