“Dowladaha adduunkow, maxaad nugu dilaysaan?
Ma diinteen Islaamkaa, waxaad nugu dilaysaan?
Barwaaqada dalkaan taal miyaad nugu dilaysaan?
Ma degaanka isteraatiiji ayaad nugu dilaysaan?
Ma dadkeenna firfircoon ayaad nugu dilaysaan?”
(Abwaan Soomaaliyeed, Somalitalk.com, 22/12/08)
“Kenya iyo Itoobiya waa inay jarjaraan Soomaaliya ka dibna labadooda midba jeex qaataa. Mid waliba waxay qayb u heli doontaa 300,000 sq kilomitir oo ay dhulkeeda ku ballaadhsato iyo ilaa shan million oo qof oo raaciye cusub u noqda. Marka labdayada ciidan qabsadaa dhulka Soomaaliya, ee aanu ku dhawaaqno inuu ka mid yahay dhulkayaga, xulafadayada Reer Galbeedku way nugu taageeri doonaan, iyagoo u arki
doona arrin iska dhammaatay … Jiboutina Sooma fara galin karto qorshaha lagu gunaanadayo aayaha Soomaalida.”
Hoos kala dag maqaal oo dhan
Dulleynta_Soomaalida_iyo_Digniinta_Shish-1Download