Home Blog

Tusaalooyin na Baraya in Siyaasiga Hanka sara lihi u Nasto Raadinta Mansabka.

Aadanuhu waa mid baahi badan. Marki uu mid gaaraba tuu kalaa ku furanto. Baayihaan aadanuhu qabo Abraham Maslow wuxuu ugu horraysiiyay middaa aasaasiga ah sida helidda hooy, hu iyo hunguri wuxuuna ugu sarraysiiyay gaaridda mansab iyo maqaam sare. Sheekh Cabdisalaan Cilmi Warsame ayaa ku celcelin jiray “haddaad aragto qof xukun doonayo wuxuu cuni lahaa ayuu meel ku hubsaday”. Isla aragtida Maslow iyo Sheekh...

Is Garbaharrey OUR ACRES OF DIAMONDS?

Garbaharey is the acres of diamonds which the likes of me have left to search for gleaming gems elsewhere.

Sheekh Nuur-Xuseen iyo qoyskii uu ka dhashay waa tusaale na baraya doorkii Soomaalidu ku lahayd ku faafidda Diinta Islaamka Dalka Itoobiya.

Soomaalidu waxay ku lahayd dacwada facaad guun ah. Magaalooyin badan oo Soomaaliya ah ayaa muddo dheer ahaa manbaca aqoonta iyo dowda ay usoo arooraan dadka aqoon raadiska ah Carab iyo Cajamiba. Ha yeeshee waxaan aad loo darsin doorka ay Soomaalidu ka qaadatay faafidda Islaamku gaaray daafaha Itoobiya. Dadku waxay u arkaan in diintu naga soo gaartay xagga Itoobiya,...

Dowladdu maxay Kenya go’aan adag uga qaadan la’dahay?

Maalinti waxay Soomaaliya u dhoofiyaan qaad qiimihiisu gaarayo boqol milyan oo lacagta Kenya ah taasoo u dhiganta hal milyan oo doolar.

Sixid ku saabsan Sidii uu Cabdiqaadir Omoromo (AUN) u dhigay dhacdadii Walwaal

Dhowr sano ka hor ayaan akhriyay buugaag u qoray Allaha u naxariistee (AUN) Cabdiqaadir Oromo. Oromo waxaan ku tiriyaaa qorayaasha waxyaabo xaqiiqo ah oo aqoonyahanka Soomaalidu intooda badan aysan u bareeri karin kusoo bandhigo buugtiisa walow ay jiraan qaar uu ku talaxtagay. Sidoo kale waa qoraa afsoomaali fiican oo la fahmi karo wax kusoo gudbiyo.

Labo tusaale oo na tusaya madaxdi lixdanki in ay dowladnimda u arkayeen hal irmaan oo caruurta lagu korsado.

Burburki ku dhacay dalka Soomaaliya marki uu bilowday iyo meeshi uu ka bilowday waa mid muran badan ka taaganyahay. In badan bulshada Soomaaliyeed madaxdi u horraysay ee dalka hoggaamisay xilki ay doonaanba (xubin baarlamaan ilaa madaxweyne) ha hayeene waxay u arkaan kuwo u bislaa maslaxada dalka iyo dadka maadaama ay ahaayeen kuwo gumaysi...

Wax ka ogow Shirka ka socda Shiinaha?

Maalinti shalay ahayd waxaa dalka Shiinaha ka furmay shir ay ka qayb galayaan madaxda dalal badan iyo shirkado caalami ah. Shirkaan ayaa ah marki labaad ee la qabto. Ujeeddada shirkaan ayaa ah in kor loo qaado hadafka Shiinuhu ka leeyahay mashruuca halka jid iyo halka suun (one raod one belt). Mashruucan oo la...

Dhambaalka Jimcaha: Ha ku hodmin Sayniska qabyada ah!

Dhambaalka Jimcaha — 24 | 22 Safar 1442 | 09 Oktoobar 2020 بسم الله الرحمن الرحيم وَهُوَ ٱلَّذِي يَبۡدَؤُاْ ٱلۡخَلۡقَ “Kabbashada cilmiga gaaban waa lagu kadeedmaaye.”—Muuse Cali Faruur.*** HordhacLaga soo bilaabo Aristotle, falaasifada iyo saynisyahannadu waxay aaminsanaayeen in kawnku weligii jiray...

Yay Guushu ku RaacdayShirkii Muqdisho?

Waxaa yoonki maanta ahaa soo xirmay shirkii u socday madaxda maamul goboleedyada iyo madaxweynaha dowladda faderalka ah. Shirkaan oo dhowr cisho socday ayaa la doonayay in xal looga gaaro khilaafka hareeyay hannaanka doorashada dalka iyo waqtigeeda. Shirkaan ayaa daba socday midkii Samareeb3. Qodabbadi shirkaas kasoo baxay ayaa waxaa ka biyo-diiday madaxda Jubaland (JL) iyo Puntland (PL) oo horay u qaadacay. Labada diidday...

Ma qooraa la isu diiddan yahay mise qodobbaa la isku hayaa? Cashar noogu jiro qisadii Xajaaj iyo Ibnu Cashcas

“Qab qab dhaafay waa waxay labo qabiil qaran ku waydaaye” Markaan arkay hab-dhaqanka madaxda Soomaalida, gaar ahaan howlaha hadda taagan iyo sida ay madaxdu u wajahday, waxaa igu soo dhacay qiso u sawir eg. Qisadaaan ayaan u arkay inay na barayso casharro muhiim ah oo fahansiin karo waxa dhabta...

Caaqibada laga dhaxlo ciidansiga Shisheeyaha?

Ujeedka qormadaan waa inaan wax ka baranaa taariikhda na soo martay. In kaalmo laga doonto shisheeyo si loo maquuniyo sokeeye waa arrin Soomaalida waqti hore ka dhex jirtay. Qolo walba oo sidaas yeeshay iyadaa ugu danbayn god ku dhacday oo kuwii ay cawimaadda u keensatay ay ihaano badday. Maaddaama ilaa hadda ay wali taagan tahay shisheeyo...

Soomaaliya iyo Itoobiya ma noqon karaan sida Jabbaan iyo Maraykan ama Fiitnaam iyo Maraykan?

Waxaan dhowr goor qoray maqaallo baraarujin, tilmaamid iyo toosin ahaa. Maqaalladaasu waxay inta badan abbaarayeen iska jiridda cadowga Itoobiya. Waxaan farta ku fiiqay in Itoobiya aysan marnaba cadowtinnimadeedu dhammaan doonin sidaas darteedna kheyr walba oo xaggeeda kasoo yeero il tuhun qabto la isaga fiiriyo. Qormooyinkaas waxaa mar walba iga soo gaarayay...

Dagaalki Jameecadi Baardheere iyo Boqortooyadi Galedi

Hilaaddi 1843'ki ayuu Suldaanki Galedi ee la oran jiray sheekh Yuusuf ciidan kasoo hoggaamiyay dagmada Afgooye. Ciidankaan oo lagu qiyaasay afartan kun ayaa weerar ku ekeeyay dagmada Baardheere. Waxaa dhacay dagaal lagu hoobtay. Waxaa jab, ay kasoo kaban waayeen, loo gaystay jameecadi waxaana gabi ahaanba la gubay Baardheere oo labaatanki sano ee xigtay aanan dib loo...

Duullaan Kiinya soo qaaddo maxaa ka suuragal ah? 

 Shir uu guddoomiyay madaxweynaha Kiinya ayaa looga hadlay dagaalki ka dhacay magaalooyinka xudduudka ee Mandhera iyo Baladxaawo. Mirihi shirkaan kasoo baxay ayaa ahaa eedaymo loo jeediyay dowladda Soomaaliya. Eedaymahaas oo ahaa kuwo aad u culus ayaa saldhig looga dhigay in dowladda Soomaaliya kusoo xadgudubtay dhulka Kiinya dad iyo hantina ku waxyeellaysay. Hab-qoraalka war-mutiyeedka ayaa u ekaa mid...

Dhibaatada uu leeyahay Forex-ka

Dhibaatada uu leeyahay Suuqa isku badalka lacagaha Qalaad , (Forex Market). Dhaqalaha, Ganacsiga, iyo wax haynta Dadka somaliyed, oo awalba iska ahayd mid aan caga Quman ama Awood muqata ku taagneyn, Ayaad hada mooda inay soo shaac baxayso Arin Halis ku ah Dhaqalaha...

Is barbar-dhig doorashoyinki Galmudug iyo Jubbaland

Falanqeeyn. Asbaabaha keentay in Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed, Dowladda Mareeykanka iyo guud ahaan Beesha Caalamka aay aqoonsadan doorashadi Galmudug , middii Jubbaland-na aaysan aqoonsan.  1. Intaan la guda galin geedi-socodka doorasho ee Galmudug, waxa la qabtay shir dib u heshiined oo tabashooyinka lagu dhageysanayay. Jubbaland lama...

Saamaynti uu Sayid Maxammed ku lahaa Gobalka Waamo (Jubbaland &NFD) By E R Turton. Q6

Afeef: qormadaan waa turjumaad. Waxaa qoray ninka magaciisu kor ku xusan yahay oo Ingriis ahaa sanadi 1969’ki. Wuxuu si gooni u eegayaa dhulki iyo dadkii ay arrintaan saamaynta ku lahayd. Anigu siduu u qoray ayaan usoo guurshay. Ku akhri qalbi saafi oo dhaliil iyo dhaaco aqbali karo balse ka hufan tuhin iyo xukmin. Xasuusnow in qoraagu...

Dhanna uma Fayooba! Duruufaha ku xeeran ardayda Muqdisho

Waxaan qoraalkaan idin kugu soo bandhigi doonaa caqabadaha adag ee soo wajoho ardayda Xamar jaamacadaha ka dhigato. Waxaan ka eegi doonaa dhinacyo aan is leeyahay muhiim bey inoo wada tahay inaan wax ka wada ogaanno si inta hadda jaamacadaha dhigataa ay u helaan fursad ay isku hagaajiyaan mustaqbalkoodana ay dib ugu dhisaan, kuwa hada dugsiyada sare ka soo baxayana ay dunida...

Saamaynti uu Sayid Maxammed ku lahaa Gobalka Waamo (Jubbaland &NFD) By E R Turton. Q5

Afeef: qormadaan waa turjumaad. Waxaa qoray ninka magaciisu kor ku xusan yahay oo Ingriis ahaa sanadi 1969’ki. Wuxuu si gooni u eegayaa dhulki iyo dadkii ay arrintaan saamaynta ku lahayd. Anigu siduu u qoray ayaan usoo guurshay. Ku akhri qalbi saafi oo dhaliil iyo dhaaco aqbali karo balse ka hufan tuhin iyo xukmin. Xasuusnow in qoraagu...

Xeerarka la soo saaray xal ma u yihiin sicirbararka Guurka?

Isbaddal xawaare dheereeyo ku socdo ayaa ku habsaday nolosha dadka Soomaaliyeed. Dhinac walba oo nolosha ka mid ah waxaa hareeyay mowjado iyo hirar is garbinaya oo dhalan rogay hab nololeedki la yaqaannay. Qoyska ayaa ah meesha ugu badan ee laga daymoon karo taqayurka socda. Dhalinti lab iyo dhadigba waxay ka daahayaan guurki. Goor dhowayd ruxii 24 sano...

Saamaynti uu Sayid Maxammed ku lahaa Gobalka Waamo (Jubbaland &NFD) By E R Turton. Q4

Afeef: qormadaan waa turjumaad. Waxaa qoray ninka magaciisu kor ku xusan yahay oo Ingriis ahaa sanadi 1969’ki. Wuxuu si gooni u eegayaa dhulki iyo dadkii ay arrintaan saamaynta ku lahayd. Anigu siduu u qoray ayaan usoo guurshay. Ku akhri qalbi saafi oo dhaliil iyo dhaaco aqbali karo balse ka hufan tuhin iyo xukmin. Xasuusnow in qoraagu...

Waa maxay sababta hadalki Shariif looga hari waayay?

Waxaa falcelin kulul laga bixiyay hadalkii hanjabaadda ahaa ee madaxweynihii hore ee dalka ahna hoggaamiyaha xisbiga Himilo Qaran iyo waliba guddoomiyaha xisbiyo dhowr ah oo midoobay. Shiikh Shariif isagoo caraysan ayuu dhaar ku maray in ay dowladda ka saari doonaan Xamar sidii looga saaray Shabaab, gumeystihii Itoobiya iyo dagaal oogayaashii Soomaali ragaadiyay. Soomaalidu dhaarta ugu fog...

Culimadu kala fiiro dheer, Aqoonyahankuna kala faahinsan

Dad weynuhu waxay dhowraan culimada. Diintooda, dantooda iyo masaalixda kale ee noloshooda la xirrirta waxay ka qaataan cidda ay ku tuhmayaan inay ku aqoon dhaanto. Marki dhinaca diinta la eegayo kalmadda "culimo" ayaa la isticmaalaa. Marki dhinaca maaddiga la eegayana midda "aqoonyahan" ayaa la isticmaalaa. Labaduba waxay tusayaan macno isku mid ah kaasoo ah in ruuxaasi...

Saamaynti uu Sayid Maxammed ku lahaa Gobalka Waamo (Jubbaland &NFD) By E R Turton. Q3

Afeef: qormadaan waa turjumaad. Waxaa qoray ninka magaciisu kor ku xusan yahay oo Ingriis ahaa sanadi 1969’ki. Wuxuu si gooni u eegayaa dhulki iyo dadkii ay arrintaan saamaynta ku lahayd. Anigu siduu u qoray ayaan usoo guurshay. Ku akhri qalbi saafi oo dhaliil iyo dhaaco aqbali karo balse ka hufan tuhin iyo xukmin. Xasuusnow in qoraagu...

Saamaynti uu Sayid Maxammed ku lahaa Gobalka Waamo (Jubbaland &NFD) By E R Turton. Q2

Afeef: qormadaan waa turjumaad. Waxaa qoray ninka magaciisu kor ku xusan yahay oo Ingriis ahaa sanadi 1969’ki. Wuxuu si gooni u eegayaa dhulki iyo dadkii ay arrintaan saamaynta ku lahayd. Anigu siduu u qoray ayaan usoo guurshay. Ku akhri qalbi saafi oo dhaliil iyo dhaaco aqbali karo balse ka hufan tuhin iyo xukmin. Xasuusnow in qoraagu...

Saamaynti uu Sayid Maxammed ku lahaa Gobalka Waamo (Jubbaland &NFD) By E R Turton. Q1

Afeef: qormadaan waa turjumaad. Waxaa qoray ninka magaciisu kor ku xusan yahay oo Ingriis ahaa sanadi 1969'ki. Wuxuu si gooni u eegayaa dhulki iyo dadkii ay arrintaan saamaynta ku lahayd. Anigu siduu u qoray ayaan usoo guurshay. Ku akhri qalbi saafi oo dhaliil iyo dhaaco aqbali karo balse ka hufan tuhin iyo xukmin. Xasuusnow in qoraagu...

Maxaysan u shaqaynayn shirarka dib-u-heshiisiineed ee Soomaalida loo qabto.

Soddonki sano ee lasoo dhaafay, Soomaalida waxaa loo qabtay in dhow darsin shirar caalaami ah oo debadda ka dhacay. Tiro taas la eg ama ka badan oo la ujeeddo ah kuwaas kale aya iyana gudaha dalka lagu qabtay. Marar koox yar shir loo qabto iyo marar ururro waaweyn iyo beelo badan la isu keeno ayay ahaayeen. Waxaa...

Waa maxay sababta dowladdaan dhibba dhib ugu dhiibay?

 Sidii dowladdaanu u timid dhib ayay ka bixi wayday. Wareerba mid ayuu dhiibay. Kii sii dhammaanayaba midbaa daba socda. Xaggee laga gaaray? Maxaa keenayo shiddadaan aan dhammaadka lahayn? Su’aalahaan madaxayga buuxiyay waxaan filayaa inay dad badan ila qabaan sidaa darteed ayaan is iri waa muhiim inaad akhristiyaasha la wadaagto waxa kaaga soo baxay falaqaynti ay gashay maskaxdaadu....

Why Somali reconciliation conferences have never worked and will not work?

Over the last three decades, more than a dozen international peace and reconciliation conferences were held for Somalia to end the protracted civil war. Similar number or even more of conferences were also held inside Somalia, some between few individuals and some for major tribes or political alliances. None of these efforts, however, was fruitful. But, all...

Safarkeygii sanadkaan ee Gedo.

Sida caadada ii ah sanad walba markii lagaaro fasaxa jaamacadda oo mudo ahaan gaarayo 55 cisho, ayaan aadi jiray gobalkayga si aan usoo caawiyo reerkeena oo deegaankiisa ku yaal tuulo la yiraa Tubaala Badan ama Tuulo Barwaaqo, oo ujirto xarunta gobalka qiyaas ahantii 18km-19km. Tuulada waa middaan ooga soo baxay dugsigeyga hoose...

Waa maxay sababta Itoobiya ay dowladda dhexe ee Soomaaliya u garab taagan tahay?

Tan iyo intuu xukunka qabtay mudane Abiy Axmed, waxaa muuqday isu soo dhawaansho labada dowladood ah. Waxaa abuurmay jawi Isfahan oo u muuqday mid ku dhisan is qaddarin iyo sinnaan. Waxaa billowday wadahadallo ku saabsan midaynta dhaqaalaha iyo fududaynta isu socodka dadka. Waxay guda galeen dhisidda isbahaysi saddex geesood ah oo labadaan dal iyo Eritareeya ku midaysan yihiin.

Xaaladda Jubbaland. Dowladdu Guusha yaysan gacanteeda ku lumin.

Waxaa sii xumaanayo xaaladda is-doorashada sheekh Axmed Islaan ee ka socoto Kismaayo. In muddo ayaa lagu loollamayay qabashada iyo joojinta is-doorashadaas. Taageerayaasha labada dhinac ayaa dagaal qaraar uu dhex marayay. Waxaa hawada la isu marinayay hanjabaado, eedaymo ismuujin iyo isu faan. Qolo walba waxaa u muuqatay inay iyagu guusha raaci doonto. Dadka labada dhinac...

Know The Simple Rules That Help You Build Wealth

Most of what we call politics revolves around what you need to do to make a country rich and for lawmakers and economists, few things dominate their mind more than this question; "How do we make the public more productive and the country rich?’’ If a major portion of the population is poor...