Home Blog

Tusaalooyin na Baraya in Siyaasiga Hanka sara lihi u Nasto Raadinta Mansabka.

Aadanuhu waa mid baahi badan. Marki uu mid gaaraba tuu kalaa ku furanto. Baayihaan aadanuhu qabo Abraham Maslow wuxuu ugu horraysiiyay middaa aasaasiga ah sida helidda hooy, hu iyo hunguri wuxuuna ugu sarraysiiyay gaaridda mansab iyo maqaam sare. Sheekh Cabdisalaan Cilmi Warsame ayaa ku celcelin jiray “haddaad aragto qof xukun doonayo wuxuu cuni lahaa ayuu meel ku hubsaday”. Isla aragtida Maslow iyo Sheekh...

Is Garbaharrey OUR ACRES OF DIAMONDS?

Garbaharey is the acres of diamonds which the likes of me have left to search for gleaming gems elsewhere.

Sheekh Nuur-Xuseen iyo qoyskii uu ka dhashay waa tusaale na baraya doorkii Soomaalidu ku lahayd ku faafidda Diinta Islaamka Dalka Itoobiya.

Soomaalidu waxay ku lahayd dacwada facaad guun ah. Magaalooyin badan oo Soomaaliya ah ayaa muddo dheer ahaa manbaca aqoonta iyo dowda ay usoo arooraan dadka aqoon raadiska ah Carab iyo Cajamiba. Ha yeeshee waxaan aad loo darsin doorka ay Soomaalidu ka qaadatay faafidda Islaamku gaaray daafaha Itoobiya. Dadku waxay u arkaan in diintu naga soo gaartay xagga Itoobiya,...

Dowladdu maxay Kenya go’aan adag uga qaadan la’dahay?

Maalinti waxay Soomaaliya u dhoofiyaan qaad qiimihiisu gaarayo boqol milyan oo lacagta Kenya ah taasoo u dhiganta hal milyan oo doolar.

Sixid ku saabsan Sidii uu Cabdiqaadir Omoromo (AUN) u dhigay dhacdadii Walwaal

Dhowr sano ka hor ayaan akhriyay buugaag u qoray Allaha u naxariistee (AUN) Cabdiqaadir Oromo. Oromo waxaan ku tiriyaaa qorayaasha waxyaabo xaqiiqo ah oo aqoonyahanka Soomaalidu intooda badan aysan u bareeri karin kusoo bandhigo buugtiisa walow ay jiraan qaar uu ku talaxtagay. Sidoo kale waa qoraa afsoomaali fiican oo la fahmi karo wax kusoo gudbiyo.

Labo tusaale oo na tusaya madaxdi lixdanki in ay dowladnimda u arkayeen hal irmaan oo caruurta lagu korsado.

Burburki ku dhacay dalka Soomaaliya marki uu bilowday iyo meeshi uu ka bilowday waa mid muran badan ka taaganyahay. In badan bulshada Soomaaliyeed madaxdi u horraysay ee dalka hoggaamisay xilki ay doonaanba (xubin baarlamaan ilaa madaxweyne) ha hayeene waxay u arkaan kuwo u bislaa maslaxada dalka iyo dadka maadaama ay ahaayeen kuwo gumaysi...

Wax ka ogow Shirka ka socda Shiinaha?

Maalinti shalay ahayd waxaa dalka Shiinaha ka furmay shir ay ka qayb galayaan madaxda dalal badan iyo shirkado caalami ah. Shirkaan ayaa ah marki labaad ee la qabto. Ujeeddada shirkaan ayaa ah in kor loo qaado hadafka Shiinuhu ka leeyahay mashruuca halka jid iyo halka suun (one raod one belt). Mashruucan oo la...

Ma caddaaladdarraa in madaxdu xilal u dhiibto qaraabadeeda?

Asbuucyadii la soo dhaafay waxaa aad loo hadal hayay carruurta madaxweyne Xasan Sheekh oo dawladda aad uga soo dhex muuqday. Gaar ahaan waxaa su'aalo badan iyo dood laga keenay gabar lagu sheegay Jiihaan Xasan Sheekh oo dadka qaarkii ay sheegeen in ay la wareegtay shaqadii wasiirka arrimaha dibadda. Isla waqtigaas waxaa isbarbardhig ahaan dadku usoo qaadeen arrin...

Warbixintii Guddiga Farta Soomaaliga 1961-kii

Hoos waxaad kala dagi karta warbixin faahfaahsan oo ay soo gudbiyeen guddiigii loo xilsaaray in ay kasoo talabixiyaan qoridda farta Soomaaliga. Guddiga ayaa soo bandhigay warbixntaan 1961-kii. Taabo halka ay ku qoran tahay Download. below is the report of Somali Language Committee. click download button fartaDownload

My First train journey

I came back from Primark shop with dad and I found out that my school trip to Adrenaline alley was cancelled. It was a skating park and I desperately wanted to go. I was so sad but then I remembered that IT WAS MY COUSINS WEDDING!  I felt relieved. I told my mum if we could...

Sannadguuradii 26aad ee soo wareegtay maalinti ay Gedo godka ku dhacday

Maanta oo kale 26 sano ka hor ciidanka Itoobiya ayaa weerar cir iyo dhul ah ku qaaday gobalka Gedo. Waxaa soo gudbay ciidammo tiro badan oo wata taangiyo iyo diyaarado. Waxaa ay duqaymo ka gaysteen Luuq iyo Boholgaras. Sidoo kale waxaa ay galeen magaalooyinka Baladxaawo iyo Doolow. Waxaa ay laayeen dad badan oo shacab ah. Waxa...

The fall of Gedo: 26th Anniversary of Ethiopia’s Invasion on Gedo region

On this day (9/8/1996) 26 years ago Ethiopia carried out an air and land invasion on the Gedo region, Somalia. Its air force bombarded Luq and Boholgaras indiscriminately while its ground troops attacked Balad-Hawo, and Dolow in addition to the above-mentioned towns. Ethiopia claimed that it targeted the Islamist bases and that...

Waa Maxay Ahmiyadda ay leedahay In Ilmahu Wax Ku Bartaan afkooda Hooyo?

Been iyo or maahoo run baan lagu arooraaye Afka hooyo ku idiin baddalo ma arki doontaane  Ilaashada asaad leedihiin suu ahaadaba” -C/laahi Dahir. Afka hooyo waa mid qiimo leh dhowr sababood dartood. Afka hooyo wuxuu muhiim u yahay habaynta fikirka iyo dareenka dadka. Barashada ku hadalka afka...

Noloshii Booker Washington oo na baraysa faa’iidada ay leedahay in si hufan wax loo qabto.

Akhrinta buugaagta ka hadasha nolasha dadka taariikhda lahaa ayaan aad u tammadiyaa. Ma jiro buugaag iiga xiiso badan iyo mowduuc iiga saamayn badan. Nafta iigu xasisha, nashaad ayaan ka helaa, hididdiilo ayay i galiyaan bogag cusub oo nolosha ah ayayna ii furaan. Maaha arrin igu gaar ah faa'iidooyinka aan ka helo sheekooyinkaan ee waa mid cilmiyan...

Shaxda Abtirka Marreexaan Sade

Waxaa diyaariyay baresare Maxammeed Cabdullahi Aadan ShabeelSILSILADDA-FARACA-SADEDownload

Sidee habboon in laga yeelo ciidanki Gedo la geeyay?

Dowladdii madaxweyne Farmaajo ayaa meelo ka mid ah gobalka Gedo geysay ciidan heer federaal ah. Ujeedka ciidankaas maamulka Jubaland (JL) iyo madaxdi mucraadka waqtigaas, oo uu ku jiro madaxweynaha cusub, waxay ku sifeeyeen arrin siyaadadeed. waxaa ay cod dheer ku dhihi jireen "ciidanka ha la soo celiyo". Madaxweyne Xasan sheekh si gaar ah ayuu ugu celceliyay...

Liibaantu waxay ku jirtaa inaan mar kale ugu celinno

Waxaa soo dhawaaday maalinti la dooran lahaa madaxweyne. Labadi doorasho ee inoo danbaysay isku nooc ayay ku dhammaatay. Madexweyne walba (Shariif iyo Xasan) wuxuu sanadki ugu danbeeyay waqtigiisi iyo awooddiisi oo dhan galiyay siduu kusoo noqon lahaa mar kale. waxaa ay meel iska dhigeen shaqadii dad weynaha iyo wax badan oo ay dadka iyo dalkaba tari...

Sookoobid iyo Faallayn buugga ‘XANTAYSI: Dheegag ka mid ah dharaarihii Gedo iyo ugaas Xirsi

Buuggaan, oo soo baxay 2021 ayna soosaartay Garanuug, waxaa uu ku saabsanyahay oo uu ka hadlayaa labo dheeg oo aan horay loo dhugan waxna looga qoran kuwaas oo kala ah: Taariikhda gobolka Gedo, iyo tan Ugaaskii Marreexaan ee la oram jiray Ugaas Xirsi Ugaas Maxamed. Waa taariikh shakhsiyadeed oo barbaarid, ku caanashubis...

Qof Wax ma Baddalo ee Qalin iyo Qoraal ayaa wax Baddalo by Ibrahim Aden Shire

Lu Xu ayaa yiri dadkaygu waxay la mid yihiin dad dhex hurdo guri shub ah oo albaabbadu u xiran yihiin dushana dab ooga shidan yahay oo hal qof kaliya bannaanka ka joogo oo ku qaylinayo ka baxa guriga waa uu gubanayaaye. Maadaama ay hurdaan warkama hayaan dabka ku shidan oo mar dhow gubi doono iyaga iyo...

Midowga Murashaxiinta maxaa la gudboon?

Maalintii Khamiista ee ina dhaaftay waxaa shir jaraa'id qabtay golaha mucaaradka ee ku midoobay magaca Midowga Murashaxiinta (MM). Shirkaas ayuu goluhu ku sheegay in waxa lagu sheegay doorashada ee dalka ka socda ay horseedi doonto burbur baaxad leh iyo caaqibo xun oo laga soo kaban waayo. Sidoo kale goluhu wuxuu sheegay inuu sii wadi doono shirarka...

Dulleynta Soomaalida iyo Digniinta Shisheeyaha. Maxammed A Afrax

“Dowladaha adduunkow, maxaad nugu dilaysaan?Ma diinteen Islaamkaa, waxaad nugu dilaysaan?Barwaaqada dalkaan taal miyaad nugu dilaysaan?Ma degaanka isteraatiiji ayaad nugu dilaysaan?Ma dadkeenna firfircoon ayaad nugu dilaysaan?”(Abwaan Soomaaliyeed, Somalitalk.com, 22/12/08)“Kenya iyo Itoobiya waa inay jarjaraan Soomaaliya ka dibna labadooda midba jeex qaataa. Mid waliba waxay qayb u heli doontaa 300,000 sq kilomitir oo ay dhulkeeda ku ballaadhsato iyo...

Humanitarian Influencing Analysis

Humanitarian-influencing-Analysis-slidesDownload

Xeebtii Geerida: Soo koobid iyo Faallo

Xeebtii Geerida waa buug yare soo baxay Julaay 1990. wuxuu ka kooban yahay 160 bog. 26'ka boge buugga uga danbaysa waa faallooyin uu horey u daabacay wargeyski Ogaal iyo bayaanki ay soo saareen kooxdi loo baxshay Manafeesto. Qoraaga buugga wa Cabdiqaadir Shire Faarax. jaldiga xaggiisa danbe wuxuu ku qoray waxbarashadiisi iyo heerkiisi shaqo iyo waayo'aragnimo....

XABBADDII DUNIDA GILGISHAY – Faallayn, iyo Sookoobid.

"Waa waayihii Aaden-low iyo War weyn oo naga daahan Waa Xabbaddiisii, Walaal iyo Weerarkii la dambeeyay WADA-gaaray adduunkee  War gaalaadka afkiisa  World War 2 la yiraahdo, Ee Walaalkey gacalloow 

Soomaaliya cashar ma ka baran doontaa waxa Afqaanistaan ka dhacay mise inta ay godka ku dhacayso ayay sugi doontaa?

Markii uu dhammaaday dagaalki qaboobaa ee u dhaxeeyay Maraykanka iyo Ruushka 1990'ki kaasoo guushu ku raacday Maraykanka, dunidu waxay filaysay nasasho cabbaar ah. Ma muuqan awood kale oo Maraykan la loollami karaysa. Dal walba inta hoos u fiirshay ayuu Maraykanku ka dhex arkay inuusan ku jiran dal dhawaan madaxa taagi doona oo isaga isku garab dheerarin...

Ha dilin adoo u naxariisanayo

Waxaan dhowr jeer oo isu dhow baraha bulshada ku arkay sheekooyin xanuun leh. Sheekooyinkaan waxaa soo dhigay dhallinyaro kala duwan oo aad loogu xiran yahay bogaggooda. Qaar iyagaa si toos ah ula falgalay dhacdada, qaarna dad ka danqaday ayaa u soo tabiyay. Sheekooyinkaan oo ku saabsan carruur yar yar oo wiilal iyo gabdhoba leh, ayaa dadka...

Labo tusaale oo cibro ugu filan ciddii wax qabadku ka dhabyahay

Maxaan qaban karaa? Maxaan hayaa oo aan wax ku qabtaa? Waxaa loo baahan yahay tashiilaad, agab iyo qarash si wax loo baddalo iyo kuwo la jaad ah waa erayada nagu badan marki aan ka hadlayno caawinta dadkeenna iyo horumarinta bulshadeenna. Wacyigeenni ayaa ku xirmay in aannan waxba la qabin karin haddii aysan jirin dowlad, hay'ad ama...

Maxay wadaagaan Gedo, Sool iyo Sanaag?

Isu ekaa Waxa ka jira gobolada Gedo, Sool iyo Sanaag, maxaase uga eg Kishmiirta India, iyo Nagorno Krabakh! Bal aad u eeg arrimaha ay wadaagaan: 1. Waxay difaac u noqdeen Madaxbanaanida iyo midnimada dalka iyo shucuubtooda. Sool iyo Sanaag hadday toos u wada raacaan Somaliland, British protactrate Somaliland xuduudadaheeda waxay marayaan isku dhinac, waa mid...

Shariif Maxammuud: Halgamaagii la hagraday

Sidii xorriyadda loo qaatay, madaxdeennu waxaa ay noo sheegtay in aan weynayno dadkii dalkeenna usoo halgamay sababna u noqday gobonnimada aan gaarnay. Halyeeyadaas in badan ayaa taallooyin loo sameeyay, qaar kalana waxaa lagu qoray dhigganayaasha dhaxal reebka ah. Sida loo xulay haldoorkaas iyo nidaamka lagu kala hormariyay aad uma cadda. Waxaa se mar walba jiray dhaliil...

Reer Gedow soo talo idiin ma dhalato!

Gedo waxaa ay maanta noqotay meesha loogu hadal haynta badan yahay dalka. Waxaa ay noqotay caqabad hortaagan doorashadaii dalka ka dhici lahayd. Waxaa ay sidoo kale ay noqotay goob ay ku loollamaan dowladda Soomaaliya iyo midda Kenya taasoo keentay in ay noqoto gole colaadeed oo dagaal u joog ah. Dhibkaan maanta ka jira Gedo maahan mid...

Kenya Tallaabbooyin caynkee ah ayaa u bannaan?

Dowladda Soomaaliya aya xalay saqdii dhexe xiriirki oo dhan u jartay dariskeeda Kiinya. Tani ayaa daba socotay xiriirka oo ay hoos u dhigtay iyadoo Kiinya ku eedeesay faragalin qaawan iyo ku meeraysi danaha Soomaalida. Haddaba qormadaan waxaan ku eegi doonnaa waxa u bannaan ee Kiinya ay samayn karto si ay uga aargoosato Soomaaliya ama ugu yaraan...

Raalligalinta Kheyre: Dhisme mise Dhaawac Siyaasadeed?

Raysulwasaarihii hore ee dalka mudane Xasan Cali kheyre ayaa xalay fiidki bogaggiisa baraha bulshada kusoo qoray in uu gurigiisa ugu tagay hoggaamiyaha xisbiga Wadajir mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Ujeeddada booqashada ayuu Kheyre ku sheegay in ay ahayd raalligalin uu Cabdiraxmaan ka siiyay dhacdadii 17'ki Disember 2017. Dhacdadaas waxay ahayd weerar lagu qaaday hoyga CC shakuur xilli habayn...

Maxaa Soomaalida kala Gudboon dagaalka ka socda Itoobiya

Soomaalidu, meel ay joogtaba, waxay aad ugu mashquushay dagaalka ka qarxay Itoobiya ee u dhexeeya dowladda dhexe ee dalkaas iyo maamul goboleedka Tigreega. Siyaabo kala duwan ayay uga falceliyeen ammuurta murugsan ee dalkaas ka taagan. Qaar badan oo siyaasiyiinta Soomaalida ka mid ah, sida madaxweyanaha Soomaali-Galbeed Mustafa Cagjar iyo wasiirka amniga ee Galmudug mudane Fiqi, ayaa...

Dhambaalka Jimcaha: Ha ku hodmin Sayniska qabyada ah!

Dhambaalka Jimcaha — 24 | 22 Safar 1442 | 09 Oktoobar 2020 بسم الله الرحمن الرحيم وَهُوَ ٱلَّذِي يَبۡدَؤُاْ ٱلۡخَلۡقَ “Kabbashada cilmiga gaaban waa lagu kadeedmaaye.”—Muuse Cali Faruur.*** HordhacLaga soo bilaabo Aristotle, falaasifada iyo saynisyahannadu waxay aaminsanaayeen in kawnku weligii jiray...

Yay Guushu ku RaacdayShirkii Muqdisho?

Waxaa yoonki maanta ahaa soo xirmay shirkii u socday madaxda maamul goboleedyada iyo madaxweynaha dowladda faderalka ah. Shirkaan oo dhowr cisho socday ayaa la doonayay in xal looga gaaro khilaafka hareeyay hannaanka doorashada dalka iyo waqtigeeda. Shirkaan ayaa daba socday midkii Samareeb3. Qodabbadi shirkaas kasoo baxay ayaa waxaa ka biyo-diiday madaxda Jubaland (JL) iyo Puntland (PL) oo horay u qaadacay. Labada diidday...

Ma qooraa la isu diiddan yahay mise qodobbaa la isku hayaa? Cashar noogu jiro qisadii Xajaaj iyo Ibnu Cashcas

“Qab qab dhaafay waa waxay labo qabiil qaran ku waydaaye” Markaan arkay hab-dhaqanka madaxda Soomaalida, gaar ahaan howlaha hadda taagan iyo sida ay madaxdu u wajahday, waxaa igu soo dhacay qiso u sawir eg. Qisadaaan ayaan u arkay inay na barayso casharro muhiim ah oo fahansiin karo waxa dhabta...

Caaqibada laga dhaxlo ciidansiga Shisheeyaha?

Ujeedka qormadaan waa inaan wax ka baranaa taariikhda na soo martay. In kaalmo laga doonto shisheeyo si loo maquuniyo sokeeye waa arrin Soomaalida waqti hore ka dhex jirtay. Qolo walba oo sidaas yeeshay iyadaa ugu danbayn god ku dhacday oo kuwii ay cawimaadda u keensatay ay ihaano badday. Maaddaama ilaa hadda ay wali taagan tahay shisheeyo...