Sawiro: Wasiir ka tirsan Jubaland oo qirtay inuu dumar ka gadi jiray.

0
775

Wasiir dastuur iyo arimaha diinta ee Jubaland ayaa qirtay inuu bari ka macaashi jiray isu geyn ragga iyo dumar ka xummaanta sameeyo. Qirashadaan ayaa ka timid ka dib markii mid ka mid ah dhalin yarada kasoo jeedo Jubaland uu wasiir ku eedeeyay fool xumadaas.

 

halki laga sugayay inuu wasiirku iska fogeeyo ceebtaas ayuu si rasmi ah u sheegtay inuu qaban jiray shaqadaas.

Waxaa su’aal ka joogtaa ninka hunguri waynin iyo xoolo jeceyl ay u gaysay inuu iibiyo gabdho masaakiin ah sida loogu aamini karo garsoorka gobalka?

Dad aqoon u leh wasiirka oo uu Humbaale la xariiray ayaa sheegay inaysan la yaabayn hadalka kasoo yeeray wasiirka. Ilahaas ayaa intaas ku daray inuuba sidaas ku jiro wasiirada ugu roon Jubaland.

hoos ka eeg qirashada wasiirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here