DAAWO:- Dowladda Itoobiya Maxey ka tiri hadalkii  Abiy ahmed ee ahaa in Soomaaliya iyo Itoobiya hal dal noqonayaan.

0
544

 

Safiirka Itoobiya Federaalka Itoobiya u fadhiyo dalka Soomaaliya Danjire Jamaaludiin Mustafa Omar ayaa warbaahinta dowlada Oga warbixiyay hadal maalmahan siweyn loo hadal haayay kasoo ah in la isku biirinaayo Soomaaliya iyo Itoobiya.

Safiirka ayaa xog ka bixiyay arintaas iyo waxyaabaha ula jeeday Ra’iisul wasaare Abiy Ahmed waxaana oo sheegay in safiirka hadalka sidaas usheegin ra’isulwasaarihiisa balse ula jeeday sidaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here